Monthly Archives: December, 2022

spot_imgspot_img

“Yaan La isku Qaldin Xisbinimada, Ururnimada iyo Ololaha” ~ Xukuumadda Somaliland

"Yaan La isku Qaldin Xisbinimada, Ururnimada iyo Ololaha" ~ Xukuumadda Somaliland oo Baaq ku aaddan diiwaangelinta u dirtay Axsaabta, ururrada siyaasadda. Ka Daawo Muuqaalka Hoose https://www.youtube.com/watch?v=U731JpYxKJM  

“Madaxweynuhu Wuxuu Mar Kasta Nagala Hadlaa Biyaha iyo Raashinka Inaan….” ~ W/Arrimaha Dibada Somaliland

"Madaxweynuhu Wuxuu Mar Kasta Nagala Hadlaa Biyaha iyo Raashinka Isku Filaansho Inaan ka gaadhno" ~ Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Ka Daawo Muuqaalka Hoose https://youtu.be/T5u1FJt0xTI  

Wixii Kala Qabsaday Madaxda Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Oo Fagaare Iska Helay

Wixii Kala Qabsaday Madaxda Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Oo Fagaare Iska Helay kaddib markii ay masuuliyiintu shalay ka qayb-galeen xafladda qalin-jabinta ardayda dhammaysatay waxbarashada...

“Nin Waliba Wuu ku Qasban yahay Shuruucda Dalka” ~ Xisbiga UCID Oo Ayiday Tartanka Ururada Siyaasada

"Annagu Waanu u hoggaansanahay Shuruucda, Ciddii Aan Shuruucda Dalka U hoggaansanayn ayuun baa ka Hor iman doonta ee wakhtigeeda Hala Gaadho" ~ Xisbiga UCID...

Somaliland: Shirkii Ugu Miisaanka Cuslaa Oo Lagaga Arrinsaday Xaaladda Ammaanka Dalka

Shirkii Ugu Miisaanka Cuslaa muddooyinkan dambe ee ay isugu yimaaddaan masuuliyiinta laamaha dowladda ee qaabilsan nabadelyada, ayaa maanta lagaga arrinsaday Xaaladda Ammaanka ee Xilli...

“Dadka Oo Collooba iyo Carruurta oo Xaafad-Xaafad Isku Shiidda Maaha Qaranimadu” ~ Madaxweynaha Somaliland

"Dadka Oo Colooba iyo Carruurta oo Xaafad-Xaafad Isku Shiidda Maaha Qaranimadu" ~ Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay doorashooyinka soo socda iyo tartanka ururrada iyo...

Muxuu Komishanka Doorashooyinku u sheegay Ururrada Siyaasada oo Kulan Dhexmaray?

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiinta ururrada siyaasadda qaarkood. Kulanka oo ay warbaahintu dibad-joog ka ahayd, waxa markii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img