Monthly Archives: November, 2022

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la yeeshay Garsoorayaasha Maxkamadaha Gobolka Maroodi-jeex

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Cali Suudi...

Boocame Oo Durba La Jaan-qaadday Horumarka Somaliland iyo Dareenka Shacabka Degmada

Hargeysa (SLpost)- Degmada Boocame ee Gobolka Sool, waxa maanta gaadhay masuuliyiiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland, waxaana si dareen leh u soo dhaweeyey Wax-garadka iyo...

Madal Kulmisay Culimada Hargeysa oo Midnimo Muujiyey

Hargeysa (SLpost)- Waxa xalay magaalada Hargeysa lagu soo gebo-gabeeyey Duruus Diini ah oo muddo 2 Bilood ah ka socotay Masjidka Ibraahim Dheere, waxaana duruustan...

Maraykanka Oo Loogu Baaqay Inuu Safaarad Ka Furto Hargeysa, Loogana Digay Inuu Dayaco Xidhiidhka Somaliland

Waxa Laga Digay In Maamulka Biden Uu Xiisanayo Xidhiidhka Muqdisho, Halka Koongareesku La Dhacsan Yahay Somaliland   Washington (SLpost) - Dr. Micheal Rubin oo ah khabiir...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Go’aammadii Shirkii GAR-XAJIS

Hargeysa (SLpost) -  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sharci-darro iyo waxaan la aqbali karin ku sheegay go'aamo ka soo baxay Shir beesha Gar-xajis...

“Waanu Ka Murugoonaynaa Wixii (Qaraxyadii) Muqdisho Ka Dhacay..” Madaxweyne M. Biixi

Hargeysa (SLPOST)  - Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Maanta lagu qabtay Xuska 29 Guurada ka soo wareegtay Aasaaska Ciidammada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland. Xuska aasaaska Ciidammada Booliska...

Booliska Jabuuti Oo Aqoon-korodhsi Ka Dalbaday Dhiggooda Somaliland

Hargeysa (SLPOST) - Taliyaha Ciidammada Booliska ee Jamhuuriyadda Jabuuti General Cabdiraxmaan Cali Kaahin, ayaa bogaadiyey Ciidammada Booliska Somaliland oo Maanta u dabbaal-degay 29 Guurada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img