HomeMaxay Kawada Hadleen Xildhibaan Indho-Indho iyo Xildhibaan Kerry McCarthy Oo Yeeshay Kulan...

Maxay Kawada Hadleen Xildhibaan Indho-Indho iyo Xildhibaan Kerry McCarthy Oo Yeeshay Kulan Saacado Qaatay?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta Bristol ee dalka Ingiriiska kulan kula qaatay Xildhibaan Kerry McCarthy Oo ka tirsan Baarlamaanka UK.

Kulanka Oo ay Soo qaban-qaabisay Danjiraha Ganacsiga iyo maalgashiga Caalamka u qaabilsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol Xildhibaan Hibaaq Cabdi Jaamac Oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa qaatay muddo saacado ah, waxaana lagaga hadly Qadiyadda Aqoonsi-raadinta Somaliland Oo ay qayb weyn ka qaadatay Xildhibaan Kerry McCarthy Oo aasaastay Guddi ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo taageera qadiyadda Somaliland.

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho Oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Guurtida, ayaa warbixin ka siiyey xildhibaanad Kerry Xaalada Somaliland, horumarka ka socda iyo baahida Somaliland u qabto aqoonsi caalami ah oo ay beesha caalamka ka hesho, waxaanu Md Indho-indho Xildhibaanada Baarlamaanka Ingiriiska ee ay hoggaamiso xildhibaan Kerry uga mahad-celiyey Taageeradooda Qadiyada Madax-banaanida Somaliland

Dhinaca kale, Xildhibaan Hibaaq Cabdi Jaamac ayaa uga mahad-celisay Xildhibaan Kerry McCarthy dadaalka ay galisay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland iyo xoojinta xidhiidhka Saaxiibtinimo ee ka dhexeysa Somaliland Iyo boqortooyada Ingiriiska.

Xildhibaan Hibaaq Cabdi Jaamac waxay sheegtay in Somaliland kusii dhawaanayso in la ictiraafo duniduna ay bulshada Dadaalkooda Abaalmariso.

Xildhibaan Indho-indho oo toddobaadyadii u dambeeyey socdaal ku joogay dalka Ingiriiska, natiijada kulanka uu la yeeshay Xildhibaan Kerry oo ka tirsan Xisbiga Labour-ka waxa si weyn u bogaadiyey Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingriiska.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories