Somaliland: Wasiirro iyo Masuuliyiin Saddex Bilood Shaqaynayey Oo Maanta Xilalka Loo Dhaariyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey xubno isugu jira wasiirro, wasiir-ku-xigeeno, gudoomiyeyaal iyo Gudoomiye ku xigeenada...
Somaliland: Wasiir Khaati Ka Jooga Goleyaasha Baarlamaanka Oo Ku Haftay Su’aalo oo La weydiiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa kulan Xog-wareysi ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Maxamed Diiriye (Toorno),...
Qaylo-dhaan Ka Soo Yeedhay Guurtida Somaliland Oo Ka Digay Dhacdo Sababtay Geerida Gabadh Dhalinyar ah
Qaylo-dhaan Ka Soo Yeedhay Guurtida Somaliland Oo Ka Digay Dhacdo Sababtay Geerida Gabadh Dhalinyar ah. Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Xildhibaannada Guurtida oo si adag uga...
Somaliland: Muxuu Wasiirka Arrimaha Guduhu Kala Hadlay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay Guddida Diiwaangelinta Ururrada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka. Kulankan oo...
Maxaa Kala Qabsaday Musharax Cirro iyo Xildhibaan Indho-indho Oo Fagaare Isku Weeraray?
Maxaa Kala Qabsaday Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho Oo Maanta Fagaare Isku Weeraray? Ka Daawo Muuqaalka Hoose...
Wasaarada Caafimaadka oo War Ka soo Saartay Xannuun Faro-baas Ku Haya Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland ayaa maanta shir ka yeelatay saamaynta Xannuunka Xumadda oo faro-baas ku haya bulshada, kaas oo fiditaankiisa ay ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

