HomeSomaliland: Muxuu Wasiirka Arrimaha Guduhu Kala Hadlay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada?

Somaliland: Muxuu Wasiirka Arrimaha Guduhu Kala Hadlay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay Guddida Diiwaangelinta Ururrada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka.

Kulankan oo ku qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo uu wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa
Guddida Diiwaangelinta Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka waxa uu warbixin ka siiyey u diyaar garowga wejigii u danbeeyey ee madax-taabashada lagu kala saarayo Ururrada cusub, sida lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Warku waxa uu intaas ku daray in Guddidu ay Wasiirka u sheegeen in ay u diyaar garoobeen qabashada madax-taabashada Ururrada oo ay xuseen inay Gobolada Dalka ka bilaabmayso 21-ka bishan October.

“Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ugu mahadnaqay guddida hawsha culus ee ay Qaranka u hayaan iyo dedaalkooda, iyadoo ay bishan 21 keeda ay madax taabashadu ka bilaamayso Gobolka Awdal, halka ay 31 bishana ay ku soo dhamaanayso, iyadoo Gobolka ugu danbaynayaa noqonayo Gobolka Sool.

Doorka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ayaa ah sugidda Amniga, taasoo ah ta ugu muhiimsan, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin, uu wareegto uu saaray ku amray Badhasaabada Gobolada iyo Taliyayaasha Ciidanka Ammaanka in ay la shaqeeyaan Guddida Diiwaangelinta Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka, taasoo dhaqan-gashay 13-kii bishan,” Sidaas ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed kooban oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Waxa wa-saxaafadeedka lagu sheegay in Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland uu Guddiga u xaqiijiyey inay Badhasaabada Gobolada iyo laamaha kala duwan ee Amniga diyaar u yihiin inay kala shaqeeyaan hawsha madax taabashada ee Ururrada Siyaasadda.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories