HomeDhawaaq Dhiillo Xambaarsan oo Ka yeedhay Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland

Dhawaaq Dhiillo Xambaarsan oo Ka yeedhay Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Kaga Jira Gobolka Sool, ayaa eedaymo u jeediyay Guddiga diiwaan-gelinta Ururrada iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka.

Xildhibaannada oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sharci jebin ku tilmaamay go’aan ay soo saareen guddiga diwaan-gelinta ururadda, kaas oo ay ku sheegeen in gobolka Sool laga doonayo 400 oo qof Madax-taabashada taageerayaashaas ururrada siyaasadda, halka gobollada kalena ka yihiin 1000 qof.

Xildhibaanadu waxay sheegeen in gobolnimada Sool shaki la galiyay arrinkaasina aanay ahayn wax la aqbali karo, iyagoona sheegey inay xaqiraad iyo nusqaamin ay u arakaan go’aanka guddiga.

Waxaa kale oo ay sheegeen in qaabka ay hadda wax u wadaan guddiga diiwaan gelintu aanay ahayn mid sax ah, iyaga oo farriin u diray Dadka gobolka Sool.

Sidoo kale, Guddida diwaan gelinta ayay ku eedeeyeen in ay laalush ka qaateen ururada siyaasada, waxaanay dadka reer Sool ugu baaqeen inay ka dagaalamaan arrintaa ay guddiga urruradu wadaan.

Xildhibaanadan, ayaa ku baaqay in guddiga diwaan gelintu ay ku soo laabtaan sharcigii ay golayaashu ansixiyeen ee goboladda dalka simaayay, iyaga oo walaac xoogan ka muujiyay goobo lagu urruurinayo dadka gobolkaasi, islamarkaana aanay gobolada kale la qabin.

Waxay Xildhibaanadu geesta kale codsadeen in loo cadeeyo sobobta keentay in gobolka Sool dadkeeda iyo gobolnimadeeda loola dhaqmo in haaf lagu sheego.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories