Muxuu Weftiga Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodijeex ku soo arkay Degaanka Soomaalida Ethiopia?
Hargeysa (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex oo muddo laba maalmood ah hawlo shaqo ugu maqnaa Dawlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia,...
Golaha Wakiillada oo Ku kala Qaybsamay Saamaynta Ka Dhalatay Mudaharaadyadii Mucaaradka iyo Jawaabta Xildhibaannada Muxaafadka
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada Muxaafadka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta ka jawaabay eedaymo ay shalay xukuumadda u jeediyeen xubno ka tirsan Xildhibaannada ku abtirsada...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Dublomaasiyiin iyo Saraakiil Milatari oo Maraykanka ah
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti socda dalka Maraykanka oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil...
Maxay Ka Wada-hadleen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Weftiuga Dawladda Maraykanka?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda dalka...
Wasiirka Daakhiliga iyo Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland oo Kulan La yeeshay Wefti ka socda Dalka Maraykanka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan taliyeyaasha Ciidamada Kala duwan ee Somaliland, ayaa maant kulan muhiim ah...
SOMALILAND: WARGELIN SUMMAD GANACSI
HILUX LAND CRUISER LEXUS TOYOTA RUSH WAXAA HALKAN WARGELIN LAGU BIXIYAY in calaamadaha Ganacsiga ee sare ay yihiin calaamadaha Ganacsiga: TOYOTA JIDOSHA KABUSHIKI...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

