Hargeysa: Suldaanka Guud ee Beesha Yaasuf Isaaq (Sacad Muuse) oo munaasibad Bilan lagu caleemo-saaray
Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Beesha Yaasuf Isaaq (Sacad Muuse) Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle, ayaa maanta lagu caleemo-saaray magaalada Hargeysa. Suldaan Khadar oo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariicdii Ugu tirada Badneyd ee Wasaaradda Waxbarashada loo hirgaliyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax...
Haweenka Hargeysa oo soo bandhigay Cududda taageero ee ay u hayaan Maayar SOLTELCO
Hargeysa (SLpost)- Haween-weynaha Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta muujiyey cududda taageero ee ay u hayaan Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) oo xilligan ka...
Madaxweynaha Somaliland oo Dhiggiisa Djibouti ku hambalyeeyey Guusha uu Doorashada ka gaadhay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle ku hambalyeeyey guusha uu ka gaadhay Doorashada...
“We are strongly criticizing NEC for turning deaf ears to the People with Disabilities” – Press Release
Hargeisa (SLpost) - The association of Protection and Development for the people with Disabilities has condemned the Somaliland National Election Committee for not allowing...
Djibouti: President Guelleh re-elected for the fifth term in a landslide victory
Djibouti (SLpost)- Djibouti President Ismael Omar Guelleh has been re-elected for a fifth term after winning more than 98 percent of the vote in...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo doortay Madaxweynaha Dalka Jabuuti
Djibouti (SLpost)- Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay madaxweynaha dalka Jabuuti, kaddib markii uu guul ballaadhan ka gaadhay doorashadii maalintii Jimcaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

