HomeHargeysa: Suldaanka Guud ee Beesha Yaasuf Isaaq (Sacad Muuse) oo munaasibad Bilan...

Hargeysa: Suldaanka Guud ee Beesha Yaasuf Isaaq (Sacad Muuse) oo munaasibad Bilan lagu caleemo-saaray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blank

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Beesha Yaasuf Isaaq (Sacad Muuse) Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle, ayaa maanta lagu caleemo-saaray magaalada Hargeysa.

Suldaan Khadar oo dhawaan la wareegay xilka saldanadda kaddib markii uu geeriyooday Aabihii Suldaaan Xuseen Ismaaciil, waxa Isniinta Maanta lagu caleemo-saaray munaasibad bilan oo ku qabsoontay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Waxa munaasibadda caleemo-saarka ka qayb-galay madax-dhaqameed isaga kala yimi deegaannada Soomaalida oo ay ugu horeyso Dowad-deegaanka Soomaalida Ethiopia oo mid ah deegaannada Beeshu degto, xubno ka socday Golaha Wasiirrada, madaxda Xisbiyada, Ganacsato, Aqoonyahan, Haween, Dhalinyaro iyo marti-sharaf kale.

blankQaar ka mid ah madax-dhaqameedkii ka soo qayb-galay xaflad ayaa si weyn u soo dhaweeyay caleemo-saarka Suldaanka cusub ee beesha Yaasuf Isaaq Sacad, Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil oo ay madasha uga jeediyeen weedho dardaaran iyo duco xambaarsan.

Siyaasiyiin kala duwan oo madasha hadallo ka jeediyey, ayaa iyaguna suldaanka ugu duceeyay in Alle ku asturo masuuliyada culus ee uu qaaday.

Madax-dhaqameedkii xafladda ka qayb-galay oo ugu horeeyo Suldaan Maxamuud Suldaan Axmed Sheekh, ayaa ku caano-shubay isla markaana caleemo-saaray Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil.

Suldaanka Guud ee Yaasuf Isaaq Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil, ayaa kalmad mahadnaq u jeediyay dadweynihii kale duwanaa ee ka soo qayb-galay xafladda oo uu ka dalbaday inay ugu duceeyaan in Eebbe ku asturo xilka uu masuuliyaddiisa dusha u ritay, waxaanu ballan-qaaday inuu caddaalad ku hoggaamin doona bulshada uu xilkooda dhaqan dusha u ritay isla markaana uu nabadda iyo horumarka kala shaqayn doono beelaha kale ee ku dhaqan Somaliland iyo kuwa dalalka deriska ahba.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalladii laga jeediyey Munaasibadda Caleemo-saarka Suldaan Khadar Suldaan Cabdilaahi

Suldaan Khadar Suldaan Xuseen waxa uu marti-sharaftii munaasibadda ka qayb-gashay ka codsaday inay u duceeyaan Aabihii Marxuum Suldaan Xuseen Ismaaciil oo muddo toban sanno ka badan k amid ah madax-dhaqameedka Somaliland iyo kuwa dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia.

“Aabahay wuu geeriyooday oo maanta wuu innaga hooseeyaa, waxaan ka codsanayaa inaad ugu ducaysaan in Illaahay Jannooyinkiisa ugu deeqo. Saldanadduna way xannaf badan tahay dhammaan in la saamaxo,” Sidaas ayuu yidhi Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil.

DAAWO SAWIRRADA XAFLADDA CALEEMO-SAARKA SULDAANKA GUUD EE YAASUF ISAAQ

blank
caleemo-saarka suldaan Khadar Suldaan Xuseen

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories