RAMADAANTA IYO RAMADKEEDA – Qalinka: Guuleed Cumar Madar (Qaybta 1aad)
Macnaha bisha barakaysan ee Ramadaan marka aynu ku qeexayno luuqadda uu ka soo jeedo erayga "Ramadaan" ee luuqadda af-carabiga waa: in aad ka joogsato...
Somaliland: 64 Qof oo 10 Maalmood ee u dambeeyey u geeriyooday Cudurka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Mas’uuliyiinta Caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegay inay kordheen tirada dadka uu soo ridanayo iyo kuwa u dhintay xanuunka COVID-19 Waxa ay sheegeen inay...
Tog-Wajaale: Ciidammada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay 120 Qof oo amni-darro lagu tuhmay
Tog-Wajaale (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa hawl-gal ammaanka magaalada lagu xoojinayo ka fuliyey degmada Tog-wajaale, iyada oo baadhitaan ay ciidamdu ka sameeyeen xaafadaha kala...
Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey 484 Maxbuus oo Xabsiyada dalka ku jira
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-650/042021, waxa uu uu Cafis Guud...
Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland Ee SOMA Oo Bahda Saxaafadda Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Ramadaan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA), Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland iyo umadda...
Ganacsatada Suuqa Gobanimo oo Munaasibad Bilan ku taageeray Murashaxnimada Maayarka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo taageero loogu muujiyey inuu mar labaad isa soo sharraxo Guddoomiyaha Golaha Deegaanka isla markaana ah maayarka caasimadda, ayaa maanta...
Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka ku hambalyeeyey Curashada Bisha Ramadan oo caawa Bilow ah
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba iyo guud ahaan shucuubta Islaamka ku hambalyeeyay curashada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

