Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Sahamiye Foundation oo Agab Caafimaad loogu talo-galay Masaajiddada ku wareejiyey Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dalladda Sahamiye Foundation oo uu dhawaan aasaasay Mulkiilaha shirkadda Worldremit Ismaaciil Axmed, ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay agab caafimaad oo...

Somaliland: Xukuumadda oo Siidh Waddani ah u Qaybinaysa Beeralayda Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa diyaarisay Siidh gudaha dalka lagu beeray oo loo qaybinayo dadka beeralayda ah, maaddaama oo la guda-galay xilliga...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku dhawaaqay Shirkado ku guulaystay Mashaariic Xukuumaddu ka hirgelinayso Gobollada dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddida Qandaraasyadda Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay shirkadaha ku guulaystay mashaariic loo tartamay ay xukuumadda Somaliland ka fulinayso qaar kamid ah goboladda...

Somaliland issues statement about its position on Somalia’s current situation

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland government has expressed grave concern over the current political and humanitarian situations in Somalia, saying it is in line with...

Somaliland oo Walaac xooggan ka muujisay Xaaladda Siyaasadeed ee Somalia, Baaqna u dirtay Beesha Caalamka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda xilligan ee Soomaaliya, waxaanay sheegtay inay mowqif...

Addis Ababa: Warbixin laga diyaariyey Qorshe Dowladda Ethiopia ku maalgelinayso Dhismaha Khad Tareen oo Isku Xidhaya Berbera ilaa Ayisha

Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia ayaa ku hawlan sidii maalgelin ugu raadin lahayd hirgelinta dhismaha Jid tareen ah oo Dekedda Berbera ku xidhaya jidka...

Hay’adda Duulista Iyo Madaarrada Somaliland Oo Gaadiid Ku Wareejisay Garoomada Ceerigaabo Iyo Boorama Oo Xadayntooda La Bilaabayo

Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadiid ku wareejisey Maamuleyaasha Madaarrada Boorama iyo Ceerigaabo oo dhawaan laga bilaabayo qorshaha calaamadinta iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img