Home“Boqor Buurmadaw Wuxuu Ka War Hayey Muddo Saddex Cisho ah In Lagu...

“Boqor Buurmadaw Wuxuu Ka War Hayey Muddo Saddex Cisho ah In Lagu Soo Daynayo Dolaal” – Jaamac Shabeel

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Jaamac ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa sheegay inuu Boqor Buurmadaw uu ogaa in muddo saddex cisho gudahood ah lagu soo daynayo Dolaal, sidaas darteedna wuu adeegsaday hanjabaad xadaaradi ku jirto.

blankSiyaasi Jaamac ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), la soo xidhiidhay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Boqor Buurmadaw wuxuu ka war hayey muddo saddex cisho ah in lagu soo daynayo Doolaal, sidaas darteed buu hanjabaad xadaaradi ku jirto ugu dhawaaqay, laakiin waxaan leeyahay Boqor Buurmadaw Somaliland waa dawlad, dawladnimana hadalo laguma dumayo ee shaqadaada dhaqanka ku ekaw, oo hawlahan aan hawlahaaga iyo shaqo aan shaqadaada ahayn inaad ka baxdo oo aad faraha ka qaado ayaa haboon..”.

Mar wuu ka hadlaayey Sarkaalka la sii daayey wuxuu yidhi “Sarkaalka la sii daayey ee Doolaal, xorriyaddiisii ayaa dib ugu soo noqotay, oo Maxkamadda ayaa dib u soo celisay xorriyadiisii, waxaa lagu haystay ayaana noqday waxaan u cuntamin Maxkamadda, sidaas darteed ayuu xorriyadiisii u dib ugu helay, ee waxaan ka digayaa sideedaba in aan la xidhin cid aan lagu hayn dambi cad”.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories