Somaliland Tashataye Allahayow Gargaar
80 sannadood oo gumaysi calami ah xornimadii laga qaatay ee loo huray, walaal waraabe horor ah nagu noqday; tobankii sannadood ee ka dambeeyey ee...
Somaliland
Prof Abyan oo Socdaal wax weyn ka beddelay loollanka Murashixiinta Guddoomiyaha Wakiiillada JSl ku tagay Degmada Oog
Laascaanood (SLpost)- Siyaasi Axmed Cabdi Muuse Abyan oo ka mida siyaasiyiinta ugu miisaanka culus ee Gobolka Sool, ahna murashax u taagan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...
Burco: Ciidammada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay Dad looga shakiyey falal Argagixiso
Burco (SLpost)- Ciidammada Amaanka, ayaa Shalay Duhurkii Magaalada Burco ku qabtay Dad looga shakiyey inay qorshaynayeen Weerarro Qaraxyo oo ka dhan ah Amniga Somaliland. Ciidammada...
Nuxurka Khudbad Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Munaasibaddii xalay ee Xuska 18 May
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sannad-guurada 30-aad ee kasoo wareegtay maalinta qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May, ayaa caawa lagu qabtay xarunta...
TOOS/LIVE: Daawo Munaasibadda Xuska 18 May oo Caawa ka socota Madaxtooyada Somaliland
Xarunta madxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa, waxa caawa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo munaasibadda soddon-guurada maalinta madax-bannaanida Somaliland ee 18 May. Waxa munaasibadda...
Murashax Jamaal Cismaan oo Shacabka ku hambalyeeyey Xuska 30-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland
Hargeys (SLpost)- Murashax Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyey...
QARANJOOG ILAA QURBEJOOG: Cabdillaahi Saleebaan Bidde (Kulanka Gorfeynta) Qaybta 1aad
Waa wareysi taxane ah, oo soo bandhigaya geeddigii nololeed ee Cabdillaahi Saleebaan Bidde, noloshiisii hore, tii dhexe iyo tii danbe oo nolosha qurbuhu ugu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

