HomeKomishanka Doorashooyinka oo soo saaray Jadka Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada...

Komishanka Doorashooyinka oo soo saaray Jadka Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada JSL

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa maanta soo saaray Jadwalka Ololaha Doorashada Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiiladda iyo Deegaanka oo lagu soo koobay muddo lix maalmood ah, iyadoo saddexda xisbi Qaran mid kastaba loo asteeyey laba maalmood inuu ololahiisa qabsado.

Wareegto maanta ka soo baxday KDQ oo sumaddeedu tahay  KDQ/XK/104/2021 laguna socodsiiyey saddexda xisbi Qaran ee UCID, Kulmiye iyo Waddani, ayaa lagu sheegay in go’aanka lagu asteeyey maalmaha ololaha ee xisbiyadu ka duulayo qoddobbada ku xusan Xeerka Doorashada iyo Diiwaangelinta Xeer Lr. 91/2020 iyo go’aamo layskula qaatay kulan Wada-tashi oo madaxtooyada ku dhexmaray Axsaabta Qaranka 10-kii bishan May.

Ololaha Doorashada ayaa bilaabmi doona 23-ka May oo ku beegan maalinta Axadda ilaa 28-ka May oo ku beegan saddex maalmood ka hor maalinta doorashada, waxa xisbi walba loo asteeyey laba maalmood oo kala ah maalinta Isu-soo-baxa fagaarayaasha iyo maalin loo asteeyey isu-soo-bax ku kooban xafiisyada xisbiga iyo Murashaxiinta.

Wareegtada ka soo baxday Guddiga Doorashooyinka oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay warbaahinta Somalilandpost, waxa xisbiyada Qaranka loogu jeediyey in xisbi waliba maalinta loo asteeyey qabsado ololahiisa oo aan astaantiisa lagu dhex arag maalinta ay ololaha u leeyihiin xisbiyada kale.

Wareegtada oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Cabdirashiid Riyo-raac, kun taariikheysan 22 May, ayaa u qoran sidan:-

blank

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories