HomeMurashax Farxaan Muuse Iimaan oo Xadhigga ka jaray Xafiiska Ololaha ee Degmada...

Murashax Farxaan Muuse Iimaan oo Xadhigga ka jaray Xafiiska Ololaha ee Degmada Ballicabane

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex Farxaan Muuse Iiman oo uu weheliyo murashaxa Golaha Deegaanka Degmada Balicabane Ibraahim Cabdilaahi Aw-Khaliif, ayaa maanta xafiis ka furtay magaalada Ballicabane ee gobolka Hawd.

Munaasibad loo qabtay xadhig-ka-jarista xafiiska labada murashax waxa ka qayb-galay wax-garadka, dhalinyarada, Aqoonyahanka iyo Haweenka Degmada Ballicabane, waxaana hadallo ka jeediyey labada murashax ee u tartamaya Golaha Wakiillada ee gobolka Maroodijeex iyo Golaha deegaanka ee degmada Balligubale ee gobolka Hawd.

Murashax Farxaan Muuse Iimaan oo ka hadlay munaasibadda, ayaa bulshada degmada uga mahad-celiyey soo-dhaweyn ay ku qaabileen weftigiisa isla markaana ku ammaanay isku-duubni iyo Is-abaabul xooggan oo bulshada degmadu kaga qayb-qaateen hirgelinta xafiiska ololaha ee labada murashax.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadallada ay murashaxiintu ka jeediyeen munaasibadda xadhigga lagaga jaray xafiisyadooda ololaha ee degmada Ballicabane.

https://www.youtube.com/watch?v=8WNY15n2Ubw

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories