Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Berbera
Hargeysa (SLpost)- Shil gaadhi oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay duleedka Magaaladda Berbera gaar ahaan Meel u dhow Kaantaroolka Galbeed ee xarunta...
“Waxa hubaal ah in markaynu doorashadaas si nabadgelyo ah ku dhammayno in qof kasta oo adduunka ka mid ahi…” – Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa farriin ku aaddan hab-sami u qabsoomidda doorashada la wadaagay shacabka Somaliland, waxaanu ugu baaqay...
Saddexda Xisbi-Qaran oo si wada-jir ah farriin ku aaddan doorashada ugu diray shacabka
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Somaliland, ayaa bulshada u soo jeediyay in ay doorashada uga qayb-qaataan si nabad ah, kana digtoonaadaan talaabo...
Maxay ka wada-hadleen Daladda SONSAF iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, oo uu wehelinayay Garsooraha Maxkamadda Sare Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa maanta...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta kulan xog-waraysi ah la yeeshay safiiro, dublomaasiyiin iyo...
Kormeerayaasha Caalamiga ah Doorashooyinka Somaliland oo Iska Xaadiriyey Goobaha Cod-bixinta
Hargeysa (SLpost)- Koox ka kooban 12 qof oo ka mid ah Kormeerayaasha Caalamiga ah ee dusha kala soconaya Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo gunaanaday qiimayn...
Chelsea oo markii labaad ku Guulaystay Horyaalka Champions League
Kooxda Chelsea ayaa caawa ku guuleysatay Horyaal kooxaha Qaaradda Yurub ee Champions League markii labaad ka dib markii guul ay u qalantay oo 1-0...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

