Dowladda Djibouti oo Ethiopia u gacan-galisay Dagaalyahanno ka tirsan Jabhadda TPLF
Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Djibouti, ayaa Ethiopia u gacan-galisay Xubno ka tirsan Dagaalyahannada jabhadda TPLF oo dhowrkii bilood ee u dambeeyey dhuumasho ku joogay...
Kormeerayaasha Caalamiga ah oo Ammaanay Qaabka ay u dhacday Doorashada Somailand
Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Goob-joogeyaasha Caalamiga ah ee Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay inay qaab xor iyo xalaal ah u dhacday Doorashooyinka Isku...
Muxuu Madaxweynaha Somaliland kala hadlay Dibloomasiyiinta Midowga Yurub iyo UK oo maanta kulan dhexmaray?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda dalalka Midowga Yurub iyo waddanka UK oo...
Somaliland: Komishanka oo Cayimay Wakhtiga la Shaacinayo Natiijada Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland, waxa fiidnimadii caawa la soo xidhay goobaha ay ka soo socotay codbixinta Doorashooyinka isku sidkan ee...
Sidee Warbaahinta Caalamku uga Faallootay Doorashooyinka Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta caalamka ayaa maanta si weyn wax uga qortay nabadgelyadda iyo dimuqraadiyadda ay Jamhuuriyadda Somaliland uga qabsoomeen doorashooyinka Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka. Wakaaladda...
Shacabka Somaliland oo saaka u dareeray Doorashadii u horeysay nooceeda ee dalka ka qabsoonta
Hargeysa (SLpost)- Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland, waxa saaka oo taariikhdu tahay 31 May 2021 looga dareeray codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golayaasha...
Somaliland Decides: Over 1.2 million Voters go to the polls tomorrow
Just over one million Somaliland citizens are expected to file out on May 31 to cast their ballots in the country’s first parliamentary election...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

