Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL oo kulan la qaatay xubno ka tirsana goob-joogayaasha caalamiga ah ee doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday, goob-joogayaasha...
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la qaatay Goobjoogeyaal Caalami ah oo kormeer ku samaynaya Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabilay goobjoogayaal ka socda dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo Agaasimaha guud...
Murashaxiin Cududda Taageerayaashooda ku soo bandhigay Gobollada Maroodijeex iyo Gabiley
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Muaaradka ah ee Waddani abdiraxmaan Maxamed abdilaahi oo ay weheliyaan saddex murashax oo taageero miisaan leh ku leh gobollada Maroodijeex...
Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray Gunaanadka Maalmaha Ololaha Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ay fiidnimadii caawa soo saareen ku shaaciyay in la gebogabeeyey ololaha doorashooyinka isku sidkan ee...
SONSAF oo tabobar u furtay Korjoogeyaasha Maxalliga ah ee Doorashada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dallada ay ku bahoobeen Ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF, ayaa maanta tababar u qabatay sideed boqol oo qof (800) oo ah...
Murashaxiinta Eng Fadxi Jaamac Baaruud iyo Muj Cabdiraxaan Daahir Caynaanshe oo soo bandhigay Cududda Taageerayaashooda
Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Eng Fadxi Jaamac Baaruud iyo Muj. Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe oo u kala sharraxan doorashada isku-sidkan ee Goleyaasha deeganka iyo Wakiillada, ayaa...
OP-ED
Don’t blame me for my failures: Somalia head of state declares
In his farewell address to the American people given in January 1953, President Truman referred to this concept of "The buck stops hear". Very specifically...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

