Home77 Ceel oo laga hirgeliyey Deegaanka Dhaboolaq iyo Bulshada oo ka dareen-celisya...

77 Ceel oo laga hirgeliyey Deegaanka Dhaboolaq iyo Bulshada oo ka dareen-celisya Wax-tarkooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan Degmada Faraweyne ee gobolka Gobolka Marodiijeex, waxa maanta laga dhagax-dhigay Sagaal Ceel-biyood oo kharashka ku baxaya ay Waqfi ahaan ugu deeqeen Dadka qurbejoog ahi.

Ceelashan ayaa waxa deegaankaas ka dhagax dhigay Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) iyo xubno kamid ah odayaasha deegaankaas, waxaanay ceelashani tirada guud ee deegaankaas laga hirgeliyey ka dhigaysaa 77 Ceel-biyood oo ay dad muxsiniin ahi ka hirgeliyeen deegaanka Dhaboolaq.

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) oo ah isku xidhaha mashaariicdan ceelasha lagu dhisaayo oo ka hadlay goobta laga dhagax dhigaayey ceelashan ayaa faah faahin ka bixiyey muhiimadda ceelashu u leeyihiin Dadka iyo Xoolaha, waxaanu tilmaamay in deegaankaasi yahay mid biyo badan oo Gu’ iyo Jilaal biyaha laga helo, isla markaana ay lacag yari ku baxayso qodista ceelasha laga hirgelinayo, sababtaasna ay u doorteen deegaankaas.

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) ayaa sidoo kale sheegay in ceelashan ay hirgelinayaan dad muxsiniin ah oo waqaf ahaan Ceelashan ugu dhisaya waalidkood, madaama oo sadaqada ugu fadliga badani ay tahay waraabinta Noolaha, waxaanu halkaas uga duceeyey cid kasta oo Waqfigan la baxday.

Geestooda, odayaasha Deegaanka Dhaboolaq oo halkaas ka hadlay ayaa u mahadceliyey dadka ceelasha Waqfiga u bixiyey iyo Sheekh Aadan Siiro oo kaalin weyn ka geystay hirgelintooda, waxaanay qireen in ceelashan ay kaga raysteen dhibka biyo-yaraanta oo ay sheegeen in si ay biyo u helaan ay dhibaatooyin kala kulmi jireen Dooxa Dhaboolaq oo ceelasha laga qoday.

https://www.youtube.com/watch?v=fFOHA5V0PvI

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories