Xukuumadda Somaliland oo Jariimad Qaran ku eedaysay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa jariimad iyo Khimiyaamo Qaran oo lagu xaqiray Xuquuqda iyo Qaddiyadda Qaranka ku tilmaantay qoraal uu guddoomiyaha Xisbiga Waddani ku...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Saraakiil ka socata Bangiga Adduunka oo dalka yimi
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabiley madaxa Bangiga Adduunka Marwo Kristina Svensson oo ay wehelinayso Marwo Kaltuun Xasan...
Sidee Warbaahinta Kenya uga faallootay Magacaabista Dibloomasiyiinta dalkaas ee Xafiiskooda Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta dalka Kenya, ayaa si weyn uga faalootay Xafiiska dibloomaasiyeed ee Kenya ka furanayso Somaliland iyo Magacaabista Xubnaha ka hawl-geli doona oo...
Ujeeddada Kulan Dhexmaray Guddi ka socota Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Dowladda Hoose ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Maamulka Dawladda Hoose ee Hargaysa ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka Socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha gaar ahaan Guddida kormeerka iyo Qiimaynta...
Soomaaliya: Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Khilaaf-siyaasadeed ee ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil
Nairobi (SLpost)- Beesha Caalamka ayaa war-saxafadeed ka soo saartay Khilaafka siyaasadeed oo ak dhex-aloosan madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya. Khilaafkan ayaa ka dhashay kiiska gabadh lagu...
Runtu Ma Fantaa? Dimoqoraadiyaddu Doorashada keliya maaha!
Doorashadii Somaliland ka dhacday 31/5/021 waxay ku soo dhammaatay guul wayn oo u soo hoyatey Somaliland, taas oo ku soo biirtay guulihii hore, siina...
FAALO: Saamaynta Isku-shaandheynta Madaxweyne Biixi Ku Sameeyey Golihiisa Wasiiradu ay Ku Yeelatay Maamulka Wasaaradaha Dawladda
QORE: CABDALLA ISMACIL YASSIN (BAALO) HORDHAC Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu soo saaray 02.09.2021 Wareegto Madaxweyne oo uu wax kaga bedelay Xubnihiisa Golaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

