Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo sheegay in Farmaajo Lacagtii u badnayd u adeegsaday khal-khal gelinta amniga Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Amniga ee Soomaaliya Cabdilaahi Maxamed Nuur, ayaa sheegay in dowladda Farmaajo lacagtii ugu badnayd ku kharash-garaysay sidii ay xasilooni-darro iyo qalalaase...

Sheekh Aadan-Siira oo ka hadlay Shaqsiyaddii Marxuum Suldaan Cumar Sul Maxamed Sul Faarax oo 40 Sanno ay saaxiib ahaayeen

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siira) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland waxa uu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa, bahda dhaqanka,...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo soo saaray 10 Guddi-hoosaad oo Goluhu yeelanayo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa maanta soo saaray Guddi-hoosyada uu ka kooban yahay golaha oo ka kooban 10...

Somaliland: Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Gobollada u kala dirtay Qaboojiyeyaasha Keydka Daawooyinka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga ee Somaliland, ayaa maanta gobollada dalka u kala dirtay Agab loogu tala-galay in lagu keydiyo Daawooyinka...

Somaliland ka qayb-gashay Tartanka Kubadda Cagta Dalalka Afrika oo Noociisu cusub yahay

Nairobi (SLpost)- Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya, waxa Sabtidii shalay ka bilaabmay tartanka Kubadda Cagta iyo Gacanta ee Dadka Maqalka Naafada ka ah...

Somaliland: Maxaa sababay in Xukuumaddu ka Qayliso Baraha Bulshada (Social Media)?

Xukuumadda Somaliland waxa ay tiraba dhowr jeer cabasho ka muujisay saamaynta leeyihiin wararka iyo macluumaadka lagu baahiyo baraha Bulshada, sida Facebook, Youtube ama Twitter....

Somaliland: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare oo la shaaciyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo H/Dhexe ee gobollada iyo Degmooyinka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img