Maraykanka oo loogu Baaqay inuu Aqoonsiga Somaliland ku beddesho Bed-qabka Danihiisa Siysaadeed ee gobolka oo halis ku jira
Washington (SLpost)- Macadka Heritage Foundation oo ka shaqeeya dhiirri-gelinta iyo Kobcinta Danaha Siyaasadeed ee Shacabka iyo Dalka Maraykanka, ayaa dowladdiisa ugu baaqay inuu Aqoonsado...
Somaliland: Wasiir Maxkamad la tiigsanaya Guddoomiye Xisbi
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Somaliland, Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo Guddoomiyaha xisbiga UCID...
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Faransiiska oo ka hadlay Qadiyadda JSL iyo Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland
Paris (SLpost)- Safiirka Somaliland ee Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa ku martiqaaday Guddiga Saaxiibtinimada Geeska Afrika ee Golaha Guurtida Faransiiska inay booqasho ku...
Wasiir SYC Koore oo Farta Ku Fiiqay Cidda Sababta u ah Qalalaasaha Siyaasadeed iyo Amni-darrada Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, ayaa magaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta u ah gobolka Sool ku sifeeyey meel...
Somaliland celebrates the World White Cane Awareness Day
The Somaliland Blind Organization (SOBO) in cooperation with ABILIS Foundation and the Ministry of Employment, Social Affairs & Family (MESAF) hosted a highly organized...
Somaliland: Xildhibaanno lagu eedeeyey inay Gacan-saar la leeyihiin waddamo Shisheeye
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, gaar ahaan xildhibaanno ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa lagu eedeeyey inay ku...
Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay Qaabkii ay Soomaaliya iyo OCHA uga fal-celiyeen Tarxiilka Laascaanood, Xog muhiim ahna sheegay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysal ka hadlay Dad u dhashay Soomaaliya oo toddobaadkii hore laga tarxiilay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

