HomeXogo hor leh oo Iftiiminaya Halka ay ku dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali ah...

Xogo hor leh oo Iftiiminaya Halka ay ku dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali ah oo tabobar Ciidan loogu qaaday Eritrea

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Barnaamijka Galka Baadhista ee Idaacadda VOA qaybteeda Soomaaliyga, ayaa lagu soo bandhigay xogo dheeraad ah oo la xidhiidha Dhalinyaro Soomaali oo dowladda Soomaaliya tabobar ciidan ugu qaadday dalka Eritrea, kuwaas oo hadal hayn iyo dood badan ka dhex abuuray bulshada Soomaalida.

Intii uu socday dagaalkii dowladda Federaalka Ethiopia kula jirtay jabhadda TPLF ee gobolka Tigray, waxa soo baxay warar sheegaya in dhalinyaradaas Soomaalida ah la geeyey gobolka Tigray si ay ula dagaalamaan Jabadda TPLF, iyagoo metelayey dowladda Soomaaliya oo caawinaysa Ethiopia.

Haddaba, Barnaamijka Galka Baadhista ee VOA, waxa lagu soo bandhigay xogo faahfaahsan oo la xidhiidha dhalinyaradaas oo markii hore loo sheegay la geynayo dalka Qatar, waxaana lagu waraystay saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaalida iyo waalidiinta dhalinyarada tabobarka ciidan loo qaaday.

Halkan hoose ka dhegayso Barnaamijkan oo uu daadinayo wariye Haaruun Macruuf oo ka tirsan laanfa Afka Soomaaliga ee VOA.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories