HomeDowladda Ingiriiska oo Agab Caafimaad ugu Deeqday Somaliland iyo Kiisaska Covid-19 oo...

Dowladda Ingiriiska oo Agab Caafimaad ugu Deeqday Somaliland iyo Kiisaska Covid-19 oo kordhay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Dowladda Ingiriiska ee magaalada Hargeysa, ayaa agab caafimaad kala duwan oo ay ku jiraan qaar loogu talo-galay ka hortagga xannuunka Covid-19 ku wareejiyey Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland.

Munaasibad loo qabtay la wareegista agabka caafimaad oo ku qabsoonay xarunta Wasaaradda Horumarinta caafimaadka, waxa Qalabka oo uu ka mid ahaa daawooyin uu u baahan yahay mishiinka lagu baadho caabuqa Corona-virus la wareegay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye.

Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo halkaas ka hadlay, waxa uu sheegay in xafiiska dowladda Ingiriisku wasaaradda caafimaadka kala shaqeeyo xakamaynta xaaladda Covid 19, waxaanu sheegay in deeqo kale oo la xidhiidha qalabka xakamaynta xannuunkaas ay xafiiskaasi dawlada Ingiriisku dhawaan soo gaadhsiin doonaan wasaaradda caafimaadka Somaliland.

Dhinaca kale, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye wuxuu kormeer ku tagay cisbitaalka Daryeel oo wasaaradda caafimaadku ugu talo gashay in lagula tacaalo dadka uu soo rito xannuunka Corona-virus.

Masuuliyiinta cisbitaalkaas ayaa sheegay in ay hadda cisbitaalkaas jiifaan 10 qof, oo uu haleelay xannuunkaasi, waxaanayu intaas ku dareen in dadka cisbitaalka loo keenay xannuunka Covid-19 ay soo kordhayaan muddooyinkii u dambeeyey.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

1 COMMENT

Comments are closed.