Somaliland: Tallaalka Covid-19 oo Dalka ku soo fool leh iyo Dadka ugu horreeya ee Wejiga kowaad la siinayo
Hargeysa (SLpost)- Tallaalka xannuunka Covid-19 oo loo qoondeeyey Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la filayaa inuu dhawaan soo gaadho dalka, iyadoo qaybtii u horeysay ee tallaalkaasi...
Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay Sababta ku kalliftay inuu Markii Shanaad Isu Soo Sharraxo Xilka Madaxweynaha
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa lagu wadaa in uu markii shanaad u tartamo xilka Madaxweynaha dalkaas oo uu...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Isniinta toddobaadkan hortagaya Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maalinta Isniinta ee toddobaadkan hortagi doona Golaha Baarlamaanka Somaliland oo ka kooban Goleyaasha Guurtida iyo...
Taliye Nuux Ismaaciil Taani oo ka hadlay Hadal-haynta Cabashada Ciidanka Qaranka iyo Arrimo kale
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa markii ugu horaysay ka hadlay hadal hayn muddooyinkii u dambeeyey bulshadu isla...
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Xilliga la bilaabayo Bixinta Kaadhadhka Codbixinta
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta shaaciyey wakhtiga la bilaabayo qaybinta Kaadhka codbixinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo loo muddeeyey inay dalka...
Somaliland: 55 Kun Qoys oo Gurmad Deg-deg ah u baahan
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in abaar baahsan oo ku dhufatay gobollo ka tirsan dalka ay saamaysay in ka badan 55-kun...
Muxuu Siyaasi Maxamuud Xaashi u sheegay Safiirka Midowga Yurub oo kulan Dhexmaray?
Hargeysa (SLpost)– Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaalida Ambassasor...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

