HomeUrurka Qareennada Somaliland ee SOLLA oo hoggaan Cusub Doortay

Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA oo hoggaan Cusub Doortay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu soo gebo-gabeeyey Shirweynaha Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA oo saddexdii sannadba hal mar la qabto.

Shirweynaha SOLLA oo muddo hal maalin ah socday, waxa ka qayb-galay dhammaan qareennada Somaliland ee ka hawl-gala Maxkamadaha dalka, waxaana lagu doortay Hoggaan Cusub oo siyaasadda ururka hoggaamin doona saddexda sanno ee soo socda, waxaana sidoo kale lagu ansixiyey wax-ka-beddel lagu sameeyey xeer-hoosaadka Ururka.

blankDoorashada Hogaanka cusub ee Ururka Qareenada Somaliland oo soo martay marxalad iyo loolan u dhexeeyey dhowr xubnood oo shaaciyey inay xilka u tartamayaan, waxa ururku cod aqblabiyad ah Guddoomiyaha saddexda sanno ee soo socda ugu Garyaqaan Xasan Cabdillaahi Cawaale, halka guddoomiye ku-xigeenka ururka loo doortay Garyaqaan Mukhtaar Daahir Jibriil.

Sidoo kale, waxa madasha shirka lagu doortay Xoghaha Ururka SOLLA oo loo cumaamaday Garyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warkan oo Faahfaahsan iyo Qaabkii ay u dhacday doorashada Hoggaanka Ururka Qareennada Somaliland

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories