HomeWasiirka Waxbarashada oo awaamiir Culus dul-dhigay Goobaha Waxbarashada Gaarka loo leeyahay

Wasiirka Waxbarashada oo awaamiir Culus dul-dhigay Goobaha Waxbarashada Gaarka loo leeyahay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

blankHargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Axmed Maxamed Toorno, ayaa maanta soo saaray awaamiir culus oo ku socota Dugsiyada Waxbarashada ee gaarka loo leeyahay, waxaanu sheegay in sharciga iyo siyaasadda waxbarashada Dawliga ah lagu dhaqi doono.

Wasiir Toorno waxa uu meesha ka saaray in Ardayda dugsiyadaasi dhigta laga qaado lacag ka baxsan Feega Bisha ah ee uu xeerku ogolyahay, isagoo dhinaca kale ku amray in aan la aqbali karin in Fasallada la fadhiisiiyo wax ka badan 48 Arday.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Wasiirka waxbarashadu waxa uu sidan ku sheegay Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen Magaalada Hargeysa Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex oo ku wehelinayey kormeer xaallad deg deg ah oo ay ku tageen dugsiga Salaama ee Magaalada Hargeysa oo Ardaydu wax ka barataa ka sameeyeen gadood ay khasaare ugu geysteen dugsiga.

Somalilandpost.net

contact@somaliladpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories