HomeXisbiga Kulmiye oo soo Dhaweeyey 16 murrashax oo Ka Hadhsanaa Afarta Degmo-doorasho...

Xisbiga Kulmiye oo soo Dhaweeyey 16 murrashax oo Ka Hadhsanaa Afarta Degmo-doorasho ee gobolka Awdal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Borama (SLpost)-Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa maanta soo dhaweeyey 16 Murashax oo gobolka Awdal iyo degmooyinka ku yaalla uga tartami doona Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland.

Munaasibadda lagu soo dhaweeyey murashaxiinta oo ku qabsoontay magaalada Boorama waxa goob-joog ka ahaa Xubno sarsare oo ka mid ah hoggaanka xisbiga KUMIYE oo ay ka mid yihiin xoghayaha guud ee xisbiga Ibraahim Axmed Raabi, Afhayeenka xisbiga KULMIYE Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ku-xigeenka xoghayaha guud ee KUMIYE, Cali Maxamed Cali, guddoomiyaha gobolka Awdal ee KULMIYE Cabdiqaadir Daahir Ojor iyo saraakiil kale.

blank16-ka murrashax ayaa tartanka goleyaasha deegaanka xisbiga ku meteli doona Afarta degmo ee gobolka Awdal ka kooban yahay oo kala ah Boorama, Lughaya, Baki iyo Saylac.

Munaasibadda shaacinta murrashaxiintan ay saaka soo dhaweeyeen hoggaanka KUMIYE, ayaa waxa ka qaybgalay badiba waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, madax-dhaqameedka, dhallinyarada iyo haweenka kasoo jeeda gobobolka Awdal, waxana munaasibadda laga jeediyey hadallo lagu soo dhaweynayo murrashaxiintan, taageerayaashoodana loogu baaqayo inay codka la garab joogsadaan maalinta codaynta.

blankMurrashaxiinta 16-ka ah ee maanta la qaabilay, ayaa ahaa dufcaddii u dambaysay ee xubnaha murrashaxiinta ah ee xisbiga ku meteli doona Afarta degmo ee uu gobolka Awdal ka kooban yahay, waxana uu xisbigu hore u qaabilay xubno hore oo degmooyinkaas kasoo jeeda.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories