Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Hargeysa: Dowladda Hoose oo Bilowday Dhismaha Waddada Cabbaaye, Olole nadaafadeedna ka fulisay Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Dawlada hoose ee caasimadda Hargeysa ayaa qaar ka mida degmooyinka caasimada ka bilawday lolole nadaafadeed, kaas oo ay sheegeen in u jeedadiisu...

Halkee ayay Maraysaa Hawsha Ballaadhinta iyo Casriyeynta Waddada Wadnaha ee Caasimadda Hargeysa? (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Cali Bile, ayaa maanta kormeeray Waddada wadnaha ee badhtamaha caasimadda Hargeysa oo ballaadhin lagu wado,...

Warbixintii u dambeysay Xaaladda Covid-19 ee Somaliland iyo Go’aamo Hor leh oo lagu xakamaynayo Fiditaanka Cudurka

  Hargeysa (SLpost)= Guddiga heer Qaran ee ka-hortagga iyo maareynta Cudurka Covid-19, ayaa maanta shaaciyey go'aamo hor leh oo lagu xakamaynayo fiditaanka xannuunkan. Guddigu waxa ay...

Xukuumadda oo Ceelal-biyood ka hirgelinaysa Saaxil iyo Maroodijeex iyo Magacyada Shirkado ku guulaystay Dhismahooda

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay laba mashruuc oo xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka. Laba Mashruuc oo ay ku...

Somaliland: Cudurka Covid-19 oo faro ba’an ku haya Gobollada Bari, Tirada Dadka u geeriyooday iyo kuwa laga helay (Warbixin)

Hargeysa (SLpost)- Cudurka Covid-19 ayaa si xawli ah ugu fidaya gobollada Somaliland, gaar ahaan gobollada Bari ee dalka oo uu faro ba'an ku hayo...

Ma Dhisnaa Berri? – W/Q: Faadumo Buuni

Dhisidda maantu, waxay inagu hoggaaminaysaa in aynu si wacan u dhisi karno berri. Dhisi kari mayno berri, haddaynaan maanta ka shidaal qaadan. Haddaynaan halka...

Hargeysa: Qaylo-dhaan ka Dhan ah Farmaajo oo looga diray Midowga Murashaxiinta iyo Madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo ka mid ah bulshada reer Hargeysa, ayaa Midowga Murashaxiinta Soomaaliya iyo Madaxda Maamul-goboleedyada ka biyo-diidsan siyaasadda Dowladda Federaalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img