Madaxweyne Muuse Biixi oo tacsi u diray Ehelada iyo Ciidanka Qaranka ee uu ka baxay Gaashaanle Sare Maxamed Cabdilaahi Cartan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray ehellada, qoyska, Ciidanka Qaranka ee uu ka baxay Allah ha u naxariistee...
Soomaaliya Oo Beesha Caalamka Ka Codsatay Dhaqaale Lagu Samato-bixiyo Dad Xaalad Abaareed Waajahaya Oo Qaarkood Somaliland Ku Nool Yihiin
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa Qaylo-dhaan u dirtay Dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha ah, si kaalmo deg-deg ah ula soo gaadhaan Dad gaadhaya 2.7 Milyan oo Qof,...
“Soomaaliya maaha Dal madax-bannaan, waxa lagu maamulaa Dastuurka Qaramada Midoobay” – Marwo Foosiya
Hargeysa (SLpost)- Raysal-wasaare ku-xigeenka hore iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, xilliganna ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dalkaas Marwo Fooziya Yuusuf Xaaji Aadan,...
KDQ iyo Saddexda Xisbi Qaran oo wada-jir ah u saxeexay Dhaqan-galka Xeerka Anshaxa Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi ee Kulmiye, UCID iyo Waddani, ayaa caawa si wada-jir ah u kala saxeexday Xeerka Anshaxa Doorashooyinka...
Shaqaalaha Dowladda ee laga maarmi karo iyo kuwa u nugul Safmarka Covid-19 oo la fasaxayo
Hargeysa (SLpost)- Hay'adda Shaqaalaha Dowladda ee Somaliland, ayaa wareegto Salaasada maanta ay soo saartay, laguna socodsiiyey Agaasimeyaasha Guud ee laamaha kala duwan ee hay'adaha...
Muxuu Noqon Karaa Xalka Iyo Mustaqbalka Guurtida Somaliland – W/Q: Prof. Abdinasir I. Saacadaale
Inkasta oo aanay weli aqoonsi helin, horumar badan oo ay gaadhi kari lahaydna ka gaabisay, haddana 30sanno kadib wali Somaliland waxa ay si uun...
Somaliland: Madaxweynaha iyo Masuuliyiinta Qaranka oo qaatay tallaalka Safmarka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19 oo dalka ka bilaabmay, waxana uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

