HomeWarbixintii u dambeysay Xaaladda Covid-19 ee Somaliland iyo Go'aamo Hor leh oo...

Warbixintii u dambeysay Xaaladda Covid-19 ee Somaliland iyo Go’aamo Hor leh oo lagu xakamaynayo Fiditaanka Cudurka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)= Guddiga heer Qaran ee ka-hortagga iyo maareynta Cudurka Covid-19, ayaa maanta shaaciyey go’aamo hor leh oo lagu xakamaynayo fiditaanka xannuunkan.

Guddigu waxa ay sheegeen inuu xannuunku si xawli ah ugu fidayo gobollada dalka isla markaana ay kor u kacday tirada dadka xannuunka laga helay iyo kuwo u geeriyooday xannuunka, waxaanay guddigu soo bandhigeen guud ahaan tirada guud ee xaaladda Covid-19 ka marayo dalka saddexdii bilood ee u dambeeyey.

blankGuddigu waxa ay soo saareen go’aamo ka kooban Lix Qodob oo lagu xoojinayo dedaallada kor loogu qaadayo xakamaynta xannuunka Covid-19 oo inta la xaqiijiyey saddexdii bilood ee u dambeeyey ay u geeriyoodeen 50 Qof, halka 13,732 qof oo cudurka laga baadhay laga helay 935 ka mid ah guud ahaan dalka.

Halkan waxa aanu idinku soo gudbinaynaa go’aamada ay guddigu maanta soo saareen oo ay ku lammaan tahay warbixinta xaaladda xannuunka ee saddexdii bilood ee u dambeeyey.

blankblankblank

Go’aamada iyo Warbixinta Guddiga heer Qaran ee Covid-19

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories