HomeHargeysa: Dowladda Hoose oo Bilowday Dhismaha Waddada Cabbaaye, Olole nadaafadeedna ka fulisay...

Hargeysa: Dowladda Hoose oo Bilowday Dhismaha Waddada Cabbaaye, Olole nadaafadeedna ka fulisay Caasimadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Dawlada hoose ee caasimadda Hargeysa ayaa qaar ka mida degmooyinka caasimada ka bilawday lolole nadaafadeed, kaas oo ay sheegeen in u jeedadiisu tahay kor u qaadida nadaafadda caasimada maadaama oo xili roobaadkii soo dhaw yahay.

Ololahan ka bilawday degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxmed Mooge ayaa waxa good joog ka ahaa agaasimaha arrimaha bulshada ee dawlada hoose Khadarn Yuusuf Cali, xoghayaha fulinta ee dawlada hoose ee Hargeysa Siciid Nuur Jaamac, gudoomiye ku xigeenka gobolka Maroodi-jeex Khadar Baaruud iyo maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi, waxaanay sheegeen in ololahani yahay laga fulin doono dhammaan degmooyinka caasimada laga fulin doono.

Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) ayaa sheegay in ololahan u jeedadiisu tahay in kor noo qaado bilicda caasumada, waxaanuu intaas ku daray in ololahaasi maalmaha soocda uu ka bilaabi doono Axmed Dhagax, 31-ka May, Kood-buur, waxaanay maayr Soltelco uu intaas ku daray in ololahan xoogiisa ay hawl-wadeenada dawlada hoose ee Hargeysi ay ka fulin doonaan laagaha biyo mareenada ah ee degmooyinkaas, waxaanuu dadweynaha u soo jeediyay inay qashin ay saaraan gaadiidka qashinka gura ee caasimadda ka shaqeeya.

Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaaji Axmed ayaa ayaa dadweynaha ku nool caasimada u soo jeediyay inay la shaqeeyaan hawl-wadeenada dawlada hoose ee caasimada, si kor loogu qaado fay-dhawrka iyo nadaafadda caasimada Hargeysa.

Dhinaca kale, dowladda Hoose ee Hargeysa waxa ay isla maanta bilowday dhismaha iyo dayac-tirka waddada laamiga ah ee Xaafadda Cabbaaye oo ah jid halbowle ah oo isku xidha Badhtamaha Suuqa caasimadda iyo Jidka 150-ka ee Woqooyiga magaalada.

Faahfaahinta warkan ka daawo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories