HomeXukuumadda oo Ceelal-biyood ka hirgelinaysa Saaxil iyo Maroodijeex iyo Magacyada Shirkado ku...

Xukuumadda oo Ceelal-biyood ka hirgelinaysa Saaxil iyo Maroodijeex iyo Magacyada Shirkado ku guulaystay Dhismahooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay laba mashruuc oo xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka.

Laba Mashruuc oo ay ku tartameen 19 shirkadood ayaa ah laba Ceel-biyood (Dam) oo laga hirgelinayo Degmada Go’da weyn ee gobolka Saaxil iyo Deegaanka Sheekh Mooldhe oo ka tirsan degmada Hargeysa ee gobolka Maroodijeex.

blankKulan maanta ku qabsoomay Xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo lagu shaaciyey natiijada tartanka loo galay labada mashruuc waxa goob-joog ka ah Xubnaha guddiga Qandaraasyada, wakiillo ka socday shirkadaha tartanka ka qayb-galay iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda horumarinta Biyaha.

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Nuux Maxamed Xuseen ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabka uu u dhacay Qandaraasyada laba Mashruuc iyo Magacyada Shirkadaha ku guulaystay.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories