Home"Waxa la innagu soo qaaday Duullaan oo waxa la doonayaa in Damiirkeena...

“Waxa la innagu soo qaaday Duullaan oo waxa la doonayaa in Damiirkeena la dilo” – Taliyaha Booliska Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa bandhigay maandooriyaha Khamriga iyo lacago laaluush oo ay gacanta ku dhigeen, kaddib markii laysku dayey in laaluush la siiyo askar ka tirsan Ciidanka Booliska oo hawl-galkan ku guulaystay.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye-guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan hoggaanka Ciidanka Booliska oo warbaahinta kula hadlay xarunta Taliska Ciidanka ee Hargeysa, ayaa sheegay in ciidanku ku guulaysteen inay gacan ku dhigaan maandooriyaha khamri oo lagu soo dhex qariyay jawaanada Qaadka laga keeno dalka Ethiopia.

Taliyaha Booliska Somaliland, waxa uu sheegay in Dadka maandooriyaha iska leh oo ah muwaadiniin la yaqaanno ay isku dayeen inay lacag laaluusho ah siiyaan Ciidanka Booliska oo inta ay lacagtiina ka qaadeen, maandooriyihiina ka qabtay.

Taliyuhu waxa uu xusay in dadka ka ganacsada maandooriyeyyaashu ay isticmaalaan tabo kala duwan oo ku soo galiyaan gudaha Somaliland, waxaanu xusay inay dhici karto in maalin walba maandooriye Khamri ah Jaad ahaan loo cashuuro, waxaanu saraakiisha kastamada Cashuuraha ku wargeliyay inay ka foojignaadaan dhacdooyinka noocaas ah.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories