HomeSomali NewsEthiopiaNatiijada Doorashada Baarlamaanka Ethiopia oo la shaaciyey

Natiijada Doorashada Baarlamaanka Ethiopia oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Guddiga doorashooyinka Itoobiya, ayaa Sabtida maanta shaaciyey natiijada hordhaca ah ee doorashada Baarlamaanka oo 21-ka bishii June ee sannadkan ka dhacday dalkaas.

Guddigu waxa ay sheegeen in xisbiga talada dalkaas haya ee EPP uu helay 410 kursi oo ka mid ah 436 kuraasta baarlamaanka ee la shaaciyey.

blankKu-dhawaad 100 degmo-doorasho ayaanay wali wax doorasho ahi ka dhicin dalka Ethiopia sababo la xidhiidha xaalado ammaan-darro iyo arrimo kale oo siyaasi ah.

Gobolka Tigray oo ay dagaallo ka socdaan ayaa ka mid yahay deegaannada aanay doorashadu ka dhicin, halka Dowlad-deegaannada Soomaalida iyo Hereriyiinta  doorashadooda dib loogu dhigay 6-da bisha September 2021 oo loo muddeeyey.

Xisbiga uu hoggaamiyeo Raysal-wasaare Abiy Axmed, ayaa u baahnaa inuu helo 174 kursisi uu doorashada ugu guuleysto, balse waxa muuqata inuu xisbigu ku guulaystay kuraas xad-dhaaf ah.

Bishii June ee sannadkan 2021 oo doorashadu ka dhacday dalka Ethiopia, waxa ka horeeyey oo xaaladda dalkaas murgiyey dagaal siddeed bilood ka socday gobolka Tigray, halka gobolka Oromada laga soo sheegay inay ka dhaceen xad-gudubyo baahsan,

Laba ka mid ah Xisbiyada mucaaradka ee ugu awoodda badan dalkaas, ayaa gebi ahaanba qaaddacay inay doorashada ka qayb-qaataan, taasina waxa ay sababtay ama fursad u siiyey xisbiga talada dalka Ethiopia haya inuu ku guulaysto doorashadan in la shaaciyey.

Bisha Sagaalaad ee sannadkan, ayaa la filayaa inay doorashadu ka dhacdo dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo Ismaamulka Harariyiinta ee Bariga dalka dalkaas.

Somalilandpost.news

contact@somalilandpost.news

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories