HomeShirkadaha Telesom, Somtel iyo SO! oo ku tartamay Mashruuc loo fulinayo Xukuumadda...

Shirkadaha Telesom, Somtel iyo SO! oo ku tartamay Mashruuc loo fulinayo Xukuumadda Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Afar mashruuc oo loo fulinayo Xukuumadda JSL.

Guddiga Qandaraasyada ayaa Afarta mashruuc oo ay ku tartameen in ka badan 20 shirkadood daah-furay Isniintii Toddobaadkii hore, waxaanay mashaariicdani kala ahaayeen barnaamijka Isku xidhka hay’adaha iyo wasaaradaha dowladda, Dhisme Cusub oo lagu kordhinayo Xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee degmada Gar-adag oo cusbitaal loo beddelayo, Dhisme Cusub oo loo dhisayo Xeer ilaalinta Qaranka iyo Dhismaha Xarunta Isku-xidhka Hay’adaha Dawladda.

blankKulan maanta ku qabsoomay xarunta Guddiga oo lagu shaaciyey natiijada qandaraasyada loo tartamaya iyo magacyada shirkadaha ku guulaystay, waxa ka-qayb-galay xubnaha Guddiga Qandaraasyada, Wakiillo ka socday Shirkadaha mashaariicda ku tartamay iyo qaar ka mid ah masuuliyiin ka socday hay’adaha dowladda ee Mashaariic loo fulinayo.

Ugu horeyn, waxa kulanka ka hadlay guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo sheegay in dhammaan mashaariicdan laga maalgelinayo miisaaniyadda Qaranka ee sannadkan 2021-ka.

Guddoomiye Nuux Maxamed oo kulanka ka xaadiriyey magacyada saddexda shirkadood ee ku guulaystay mashaariicda, waxa uu sheegay in mashruuca Isku-xidhka Xafiisyada hay’adaha iyo Wasaaradaha Dowladda ay ku tartameen Afarta shirkadood ee Telesom, Somtel, SO! iyo GTS isla markaana ay ku guulaystay shirkadda SOMTEL.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories