HomeSomaliland: Komishanka oo Natiijada Hordhaca ah ee Doorashooyinka u gudbiyey Maxkamadda Sare

Somaliland: Komishanka oo Natiijada Hordhaca ah ee Doorashooyinka u gudbiyey Maxkamadda Sare

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah maanta u gudbiyey Natiijada Hordhaca ahayd ee Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31-kii bishii May 2021.

blankGuddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Md Cabdirashiid Riyo-raac oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Komishanka, ayaa saaka Maxakamadda u gudbiyey natiijada Doorashada, waxaana kala wareegay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Somaliland Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed.

blankKomishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa hore u shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada Somaliland.

blankSida uu dhigayo Xeerka Doorashooyinka dalka, Maxkamadda Sare ayaa waxa ay hubin doontaa haddii ay jiraan cabashooyin ku saabsan natiijada oo Xeerka Waafaqsan ka hor Inta aanay Maxkamaddu Ku Dhawaaqin Go’aanka Rasmiga ah ee Ay Ku Ansixinayso Natiijada rasmiga ah ee Doorashada Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland.

Dhinaca kale, Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxa ay isla maaanta u gudbiyeen Maxkamadda natiijooyinka hordhaca ah ee 20 Degmo Doorasho, taas oo Komishanka Doorashooyinka Heer Degmo hore ugu gudbiyeen Maxkamadaha gobolada dalka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories