HomeCabdiraxmaan SOLTELCO oo ka tanaasulay Tartanka Maayarnimada Hargeysa

Cabdiraxmaan SOLTELCO oo ka tanaasulay Tartanka Maayarnimada Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maayarka muddada xil hayntiisu dhammaatay ee Caasimadda Hargaysa Cabdiaxmaan Maxamud Caydiid (Solteco), ayaa galabta shaaciyey inuu ka tanaasulay tartankii uu ugu jiray Maayarnimada Caasimadda Hargaysa.

Cabdiraxmaan Solteco ayaa sheegay in Tanaasulkiisu ka danbeeyay go’aan kaga yimid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi isagoo u hambalyeeyay Cabdikariin Axmed Mooge oo u sharaxan Jagada Maayarnimada Caasimadda, waxaanu ka dalbaday Mudanayaasha golaha deegaanka Caasimadda in marka uu furmo fadhigooda ay Xilka Maayarnimada Caasimadda Hargaysa u doortaan Cabdikariin Axmed Mooge.

blankMaayarka Muddada xil-hayntiisu dhammaatay ee Caasimadda Hargaysa kana mid ah 17-ka Xildhibaan ee loo doortay golaha cusub ee deegaanka caasimadda Hargaysa, waxa uu Taageerayaashiisa ka Codsaday inay ku ixtiraamaan go’aankan uu gaadhay.

Waxa kale oo uu sheegay in aanu ka baxayn golaha deegaanka Hargaysa oo uu noqonayo Odaygii golaha deegaanka, isagoo dhanka kale meesha ka saaray warar sheegaya inuu ka baxayo Xisbiga uu ka tirsan yahay ee Kulmiye, isagoo cadeeyay inuu Xisbigiisa u sii shaqaynayo.

Loolanka Maayarnimada caasimadda Hargaysa ayaa hadda u muuqanaysa mid aan lagula tartami doonin Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge oo ah Mudanihii ugu codka badnaa ee ku soo baxay doorashadii isku sidkanayd ee golayaasha deegaanka iyo wakiillada isagoo helay in ka badan 26 kun oo Cod oo ay siiyeen Shacabka magaalada Hargeysa.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories