Dhallinyaro ma dhabbaa mise gudcur baan guurayaa?
WQ: Xuseen Cali Nuur Dhallinyaro ma dhabbaa, inaad tihiin aqlabiyada shacabiga Somaliland? Ma dhabbaa in aad tihiin qaybta bulshada ugu tirada badan ee isticmaasha baraha...
Muxuu Xidhiidhka Cusub Ee Nairobi Iyo Muqdisho Yeeli Karaa Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Kenya?
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa Khamiistii Shaacisay inay dib u soo celisay xidhiidhkii diblumaasiyadeed ee ka dhexeeyay Dawladda Kenya, kaasi oo ay hore u...
“Boqor Buurmadaw Wuxuu Ka War Hayey Muddo Saddex Cisho ah In Lagu Soo Daynayo Dolaal” – Jaamac Shabeel
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Jaamac ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa sheegay inuu Boqor Buurmadaw uu ogaa in muddo saddex cisho gudahood ah lagu soo daynayo Dolaal,...
Madaxweynaha Somaliland oo shirkadda DP World kala hadlay Furitaanka Wejiga 1aad ee Dhismaha Dekedda Berbera
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda shirkadda DP World oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha shirkadaas...
Somaliland: Magacyada iyo Dambiyada loo Haysto Murrashaxiin qaarkood xidhan yihiin iyo Caddeymaha Booliska
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa soo bandhigay caddaymo ay u hayaan dambiyo loo haysto afar murashax oo doorashada Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada uga...
Warbaahinta Dunida Carabta oo Garowshiinyo ka bixisay Qadiyadda u Dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta The New Arab oo wax ka qorta Arrimaha bariga dhexe iyo Afrika, ayaa War-bixin dheer ka qortay Arrimo la xidhiidha Xaaladda...
“Beelaha habarjeclo saddex cisho ha iga war sugeen” – Boqor Buurmadow oo u Hanjabay Qaranimada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Muxumed Maxamed (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Jaamac Doolaal oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

