Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda Manhajka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda manhajka waxbarasho ee dalka. Munaasibadda ay ku kala saxeexdeen heeshiisha daabacaadda Manhajka...
Shirkadda DP World oo $1 Bilyan ku Maalgelinaysa Marin-Ganacsi Ethiopia ku Xidhaya Dekedda Berbera
Addis Ababa (SLpost)- Shirkadda DP World iyo Dowladda Itoobiya ayaa toddobaadkii hore kala saxeexday mashruuc ay ku baxayso 1 Bilyan oo Dollar, taas oo...
Maalmaha Ololaha Doorashooyinka Somaliland oo la soo koobay iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan maanta uu la yeeshay Axsaabta Siyaasadda iyo Guddiga Doorashooyinka ayaa lagu go'aamiyey in muddo...
Somaliland: Saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka oo ka shiray Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, Guddiga Doorashooyinka iyo Maxkamadda Sare, ayaa maanta shir ka yeeshay Qabsoomidda Doorashooyinka isku Sidkan ee Goleyaasha Deegaanka...
Wax-qabadka Guddiga Qandaraasyada Qaranka u Qabsoomay Sannadkii tagay
Hargeysa (SLpost)- Gudidda Qandaraasyada Qaranka oo Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland uga masuul ah maamulka iyo Bixinta Qandaraasyada dowladdu bixiso, ayaa sannadkii dhamaaday ee 2020-kii shaaciyey...
Guddiga Nabadgelyada oo ka shiray Xoojinta Ammaanka gobolka Sool iyo Go’aamo ka soo baxay
Laascaanood (SLpost)- Gudidda Nabad-gelyada ee Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay xarunta maamulka maanta, ayaa soo saaray go'aamo hor leh oo lagu xoojinayo adkeynta...
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

