HomeHARGEYSA: Dowladda Hoose oo Faafisay Tirakoob Khilaafsan Xogta Covid-19 ee Wasaaradda Caafimaadka...

HARGEYSA: Dowladda Hoose oo Faafisay Tirakoob Khilaafsan Xogta Covid-19 ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta soo faafisay macluumaad ku saabsan tirada dadka magaalada Hargeysa ugu geeriyooday Safmarka Covid-19, taas oo warbixin ay dhawaan soo saareen Guddiga heer Qaran ee xakamaynta Caabuqa Coronavirus.

Guddiga Covid-19 ayaa warbixinta ay dabayaaqadii bishii March soo saareen, lagana hor akhriyey shirka Golaha Wasiirrada Somaliland, waxay ay ku sheegay in saddexdii bilood ee u dambeeyey uu kor u kacay isla markaana si uu xooggan dalka ugu faafay xannuunka Covid-19, waxaanay warbixintooda ku sheegeen in 29 qof ay xannuunka ugu geeriyoodeen bishii March guud ahaan dalka.

Guddigu waxa ay warbixintooda ku sheegeen in saddexdii bilood ee u dambeeyey ay xannuunka Covid-19 u geeriyoodeen 44 qof guud ahaan gobollada dalka.

Haseyeeshee, Agaasimaha Arimaha bulshada iyo Kobcinta Bilicda caasimada ee hargaysa Khadar Yuusuf Cali oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in dowladda Hoose ee Hargeysa ay ka qayb-qaadatay aasas loo sameeyey 47 Qof oo bishii March ee la soo dhaafay xannuunka Covid-19 ugu geeriyooday magaalada Hargeysa.

Warbixinta uu Agaasimuhu shaaciyey ayaa gebi ahaanba ka hor imanaysa ama Khilaafsan warbixin ay soo saareen guddiga Covid-19 iyo hay’adaha caafimaadka ee Somaliland.

Guddiga Covid 19 ka iyo Wasaaradda Horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa hore u sheegtay cidii soo gudbisa warbixin ka duwan warbixinta Wasaaradda in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadayo.

Warbixinta Agaasimaha Waaxda Arimaha bulshada iyo bilicda caasimadda Hargaysa khadar Yuusuf Cali ayaa ku soo beegmaya Xili uu soo laba kacleeyey caabuqa Coronavirus.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories