Shaqaalaha Dowladda ee laga maarmi karo iyo kuwa u nugul Safmarka Covid-19 oo la fasaxayo
Hargeysa (SLpost)- Hay'adda Shaqaalaha Dowladda ee Somaliland, ayaa wareegto Salaasada maanta ay soo saartay, laguna socodsiiyey Agaasimeyaasha Guud ee laamaha kala duwan ee hay'adaha...
Muxuu Noqon Karaa Xalka Iyo Mustaqbalka Guurtida Somaliland – W/Q: Prof. Abdinasir I. Saacadaale
Inkasta oo aanay weli aqoonsi helin, horumar badan oo ay gaadhi kari lahaydna ka gaabisay, haddana 30sanno kadib wali Somaliland waxa ay si uun...
Somaliland: Madaxweynaha iyo Masuuliyiinta Qaranka oo qaatay tallaalka Safmarka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19 oo dalka ka bilaabmay, waxana uu...
Hargeysa: Dowladda Hoose oo Bilowday Dhismaha Waddada Cabbaaye, Olole nadaafadeedna ka fulisay Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Dawlada hoose ee caasimadda Hargeysa ayaa qaar ka mida degmooyinka caasimada ka bilawday lolole nadaafadeed, kaas oo ay sheegeen in u jeedadiisu...
Halkee ayay Maraysaa Hawsha Ballaadhinta iyo Casriyeynta Waddada Wadnaha ee Caasimadda Hargeysa? (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Cali Bile, ayaa maanta kormeeray Waddada wadnaha ee badhtamaha caasimadda Hargeysa oo ballaadhin lagu wado,...
Warbixintii u dambeysay Xaaladda Covid-19 ee Somaliland iyo Go’aamo Hor leh oo lagu xakamaynayo Fiditaanka Cudurka
Hargeysa (SLpost)= Guddiga heer Qaran ee ka-hortagga iyo maareynta Cudurka Covid-19, ayaa maanta shaaciyey go'aamo hor leh oo lagu xakamaynayo fiditaanka xannuunkan. Guddigu waxa ay...
Xukuumadda oo Ceelal-biyood ka hirgelinaysa Saaxil iyo Maroodijeex iyo Magacyada Shirkado ku guulaystay Dhismahooda
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay laba mashruuc oo xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka. Laba Mashruuc oo ay ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

