Talo-xumo Shicib waa tumaati Cadow – W/Q: Abiib Iimaan Xasan
Caaqil janan amra, midkale oo u hiiliya, wasiir hore oo wasiir hadda jooga u tiriya, shacbi iswada eegaya, dawlad shaqadeedii sugidii amaanka dalka lagu...
Hargeysa: Wasiir hore oo Xabsiga loo taxaabay
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Shucayb Maxamed Muuse oo ah Musharax Xisbiga UCID uga sharraxan Doorashada Golaha Wakiillada, gaar...
Xildhibaan Wakiillada ka tirsan oo sheegtay Awood uu Ciidamo Shisheeye ku Keeni Karo Gudaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaamac Xaamud oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Sheegay inuu Maxkamadda Heeg u gudbinayo Dacwad ka dhan ah Muran...
Madaxweyne Muuse Biixi oo tacsi u diray Ehelada iyo Ciidanka Qaranka ee uu ka baxay Gaashaanle Sare Maxamed Cabdilaahi Cartan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray ehellada, qoyska, Ciidanka Qaranka ee uu ka baxay Allah ha u naxariistee...
Soomaaliya Oo Beesha Caalamka Ka Codsatay Dhaqaale Lagu Samato-bixiyo Dad Xaalad Abaareed Waajahaya Oo Qaarkood Somaliland Ku Nool Yihiin
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa Qaylo-dhaan u dirtay Dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha ah, si kaalmo deg-deg ah ula soo gaadhaan Dad gaadhaya 2.7 Milyan oo Qof,...
“Soomaaliya maaha Dal madax-bannaan, waxa lagu maamulaa Dastuurka Qaramada Midoobay” – Marwo Foosiya
Hargeysa (SLpost)- Raysal-wasaare ku-xigeenka hore iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, xilliganna ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dalkaas Marwo Fooziya Yuusuf Xaaji Aadan,...
KDQ iyo Saddexda Xisbi Qaran oo wada-jir ah u saxeexay Dhaqan-galka Xeerka Anshaxa Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi ee Kulmiye, UCID iyo Waddani, ayaa caawa si wada-jir ah u kala saxeexday Xeerka Anshaxa Doorashooyinka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

