War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Warbaahinta Online-ka ah ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Online-ka Somaliland ee magaciisu yahay Somaliland Online Media Association ee loo soo gaabiyo (SOMA), Mustafe Abdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa...
Wararkii u dambeeyey Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Socdaal ku jooga Masar
Qaahira (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo ku...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland oo Buug ka qoray Xeerarka Ciqaabta Guud ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Waxa magaalada Hargeysa habeennimadii xalay oo taariikhdu ku beegnayd 28 March lagu soo bandhigay Buug laga qoray Lafa-gurka Sharci ee Qaybta Guud...
Wasiirka Horumarinta Caafimaadka oo Xadhigga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)_ Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa maanta Xadhigga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka guud ee magaalada...
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Bilowga Kaadh-qaybinta Gobollada Togdheer, Awdal iyo Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Cabdirashiid Maxamuud Cali (Cabirashiid Riyo-raac), ayaa sheegay in gobollada Awdal, Togdheer iyo Maroodijeex si rasmi ah looga bilaabi doono...
Hargeysa: Cusbitaalka Guud oo lagu soo kordhiyey Qayb Cusub oo Hooyada
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, oo ay weheliso Drs Edna Aadan Ismaaciil, ayaa furay Qaybta Waadhka Umulaha...
Somaliland: Iibka Shidaalka oo Qiimo Go’an loo Dejiyey Wakhti Cayiman
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa qiimo cayiman u dejisay Shidaalka kala duwan, gaar ahaan Naaftada iyo Baatroolka oo sicirkoodu kor u kacay toddobaadyadii u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

