HomeBoqortooyada Sucuudiga oo Dib u Soo Celisay Xoolo Somaliland uga dhoofay iyo...

Boqortooyada Sucuudiga oo Dib u Soo Celisay Xoolo Somaliland uga dhoofay iyo Sababta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Markab ay saaran yihiin tiro ku dhow 20 kun neef oo xoolo ah, ayaa ku soo wejahan Dekedda Berbera, kaddib markii ay Dowladda boqortooyada Sucuudigu amartay in dib loogu celiyo Dekedda Berbera oo markii hore laga raray.

Sababta keentay in xoolaha la soo celiyo waxa si faahfaahsan uga hadashay Xukuumadda Somaliland oo xaqiijisay in dawladda Sucuudigu ay dib usoo celisay markabkaas oo siday todoba iyo toban Kun oo Adhi ah.

blankWasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Kallumaysiga, Siciid Sulub Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Markabkaasi lagusoo celiyey Xanuuno yaryar oo xoolaha laga helay kuwaasi oo ah Finan yaryar oo kasoo baxay afka iyo qaybaha jidhka .

Wasiir Siciid Sulub waxa uu sheegay inay wasaarad ahaan buuxiyeen dhammaan shuruudihii uu Sucuudigu ku xidhay Xoolaha ka dhoofaya dekedda Berbera.

“Markab ka mid ah maraakiibta xoolaha qaaday mid ka mid ah waa lasoo celiyey , wasaarad ahaan dadaal badan ayaanu galnay sida hubinta Caafimaadka iyo shuruudaha Sucuudigu ku xidhay xoolaha dhammaan waanu buuxinay” sidaas ayuu yidhi Wasiir Siciid Sulub.

Xoolahan oo markii hore ka dhoofay Dekedda Magaalada Berbera isla-markaana gaadhay dalka Sucuudiga, ayaa dib loo soo celiyey, iyadoo markabku xilligan ku soo jeedo dhinaca dekedda Berbera.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories