Monthly Archives: February, 2021

spot_imgspot_img

Burco: Guddiga Doorashooyinka oo Kala Diray Hawl-wadeennada Kaadh iyo Degmo-Doorasho Beddelka Gobollada Togdheer iyo Saaxil

  Burco (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Magaaladda Burco ka amba-bixiyey Hawl wadeenada iyo Gaadiidka ka shaqaynaya Diinwaangelinta Degmo-doorasho-beddelka Codbixiyeyaasha ee doorashooyinka Somaliland iyo u...

Xilliga uu Qabsoomayo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo la shaaciyey

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta shaaciyay xilliga la qabanayo shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga oo loo muddeeyey inuu qabsoomo dhammaadka...

Shirkad laga leeyahay Kenya oo ku Guulaysatay Saddex Ceel oo laga Qodayo dalka Djibouti

  Djibouti (SLpost)- Shirkad Soo Saarta Tamarta Korontada laga dhaliyo oo laga leeyahay dalka Kenya, ayaa ku guulaysatay inay dalka Jabuuti ka qoddo saddex Ceel...

Sheekh Rusheeye Oo Sheegay In Booliska Somaliland Soo Samato-bixiyeen Carruur Uu Dhalay Oo Hargeysa Lagu Afduubay

  Hargeysa (SLpost)- Sheekh Rusheeye oo ka mid ah Culimada Soomaalida ee Dadka ku daweeya Qur’aanka isla-markaana deggan Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in la afduubay...

Somaliland: The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development

  Agricultural policy describes a set of policies or laws relating to domestic agriculture and imports of foreign agricultural products. Governments usually implement agricultural policies...

Maxaad ka taqaana Saldanada Ugu Faca Weyn Beesha Isaaq oo Tirsata 300 sanno ku dhawaad?

Saldanadda ugu fac weyn dhulka Soomaalidu degto ee geeska Afrika, ee ilaa hadda jirta waa Saldanadda Warsangali, oo loo yaqaano Warsangale Sultanate, oo la...

Wasiirka Warfaafinta oo Isku-shaandheyn ku Sameeyey Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda qaarkood

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img