HomeGuddiga Doorashooyinka oo ku Dhawaaqay Xilliga Degmo-doorasho Beddelka iyo Kaadh Bixinta

Guddiga Doorashooyinka oo ku Dhawaaqay Xilliga Degmo-doorasho Beddelka iyo Kaadh Bixinta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta soo bandhigay adeegyo ay ku soo kordhiyeen nidaamka diiwaangelinta iyo sidii shacabka loogu fududayn lahaa haddii ay jiraan caqabado ka taagan Diiwaangelinta codbixieyaasha ee laga sameeyey gobollada Dalka.

blankXubnaha Guddiga Doorashooyinka oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Riyo-Raac, ayaa kulan ay saxaafaddu goob-joog ka ahayd kaga dhawaaqay xilliga ay gudo-galayaan fulinta Laba adeeg oo Guddigu u qabanayso Shacabka is-diiwaangeliyey, kuwaas oo kala ah in qofka muwaadinka ah loo beddeli karo degmadii uu iska diiwaangeliyey haddii uu xilligan u guuray ama ku nool yahay degmo ama gobol kaleiyo sidii loogu adeegi lahaa Dadka kaadhadhku ka lumeen ee is-diiwaangeliyey sannadkii 2016-kii.

Hadalka Masuuliyiinta Guddiga Doorashooyinka, kaga bogo Muuqalka Hoose

https://www.facebook.com/SLNEC/videos/264366058406006

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories