Monthly Archives: February, 2021

spot_imgspot_img

Ergayga QM oo War ka soo saaray Kulamo uu la Qaatay M/weyne Muuse Biixi, Guddiga Doorashooyinka iyo Ururrada Bulshada

  Hargeysa (SLpost)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Danjire James Swan oo socdaal laba maalmood qaatay ku...

Madaxweynaha Somaliland oo Go’aamiyey Dhaqan-galka Wakhtiga Rasmiga ah ee Qabsoomidda Doorashada

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, ayaa wareegto uu maanta soo saaray si rasmi ah ugu dhaqan-geliyey muddada loo cayimay qabsoomidda doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada...

Somaliland iyo Norway oo ka shiray Wada-hadallada Soomaaliya iyo dar-dargelintooda

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay dibloosiyiin ka socda safaaradda Norway ku leedahay magaalada Nairobi ee...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Danjire James Swan?.

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay, Ambassador James Swan iyo wefti uu...

Somaliland oo Caddeysay Mowqifka ay ka taagan tahay Xiisadaha Siyaasadeed ee ka aloosan Mandaqadda

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay marxaladda siyaasadeed ee ka taagan mandaqadda Geeska Afrika, mawqifkeeda ku waajahan go’aamadii laga soo saaray khilaafkii u...

Ganacsatada Suuqyada Waaheen iyo Gobanimo oo taageeray Murashaxnimada Maayarka Hargeysa oo mar kale tartamaya

  Hargeysa (SLpost)- Ganacsatada ka xoogsata suuqyada ugu waaweyn magaalada Hargeysa ee Waaheen iyo Gobanimo ayaa gacmo furan ku soo dhaweeyey go'aanka uu maayarka Hargeysa...

“Soomaaliya maaha waddan jira oo madax-bannaan” – Aqoonyahanka Muqdisho oo 30 Sanno kaddib dowladnimo Baafinaya

  London (SLpost)- Prof Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah Bare wax ka dhiga Jaamacadda magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inaanay jirin dowladnimo iyo madax-bannaani xilligan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img