DHL Express is certified as ‘Global Top Employer’ for the seventh consecutive year
CAPE TOWN, South Africa, February 2, 2021/ -- Recognized in 22 countries across Sub Sahara Africa, the world’s leading express provider is one of...
Taliye Nuux Taani oo ka war-bixiyey Wax-qabadka u qabsoomay iyo Guulaha Ciidanka Qaranku ku tallaabsaday
Xuska Sanad Guurada 27-aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta (Shalay) ku beegnayd ayaa si weyn looga xusay dhamaan gobolada dalka, isla...
Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Xuska 27-guurada Ciidanka Qaranka iyo Jewigii ay Munaasibadda (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay sannad-guuradii 27aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka militeriga Somaliland oo lagu...
Golaha Guurtida oo go’aan ka gaadhay wakhtiga Qabsoomidda Doorashada Deegaanka iyo Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey go'aankii ay Komishanku ku muddeeyeen in Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada qabsoonto...
Baanka Dhexe ee Somaliland oo Baafinaya Xaqlayaasha Lacago tobanaan sanno Qasnadda ku jiray
Hargeysa (SLpost)- Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta daah-furay barnaamij xisaab-celin ah oo lacago khasnadda Baanka muddo 10 sanno ku dhow ku jiray...
Hargeysa: Murashax Tartanka Doorashada uga Tanaasulay Maayarka Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Murashax Cabdirisaaq Ismaaciil Maxamed (Kildhi) oo ka mid xubnaha isu soo sharraxay Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu...
Golaha Guurtida Somaliland oo Dood ka yeeshay Go’aan ka gaadhista Muddada Doorashada loo cayimay
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida ee Somaliland, ayaa maanta isugu yimi fadhi aan caadi ahayn, kaddib markii Guddoomiyaha Golahaasi mudaneyaasha oo fasax ku jira ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

