Maxaa ka jira Dowladda QATAR wefti Culus oo ku gaashaan Diyaarad Mucaawimo Sidda u soo dirayso Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Qatar ayaa la filayaa inay magaalada Hargeysa u soo dirto wefti culus oo wata diyaarad gaar ah oo ay ku sidaan...
Jidh-dilkii hooyadii uurka lahayd – Taxanaha Soomaali waa walaalo
Uur sagaal toddobaad ah ayay lahayd kolkii uu jidh-dilku ku bilaambay. Shan bilood oo xidhiidh ah ayaa hooyo Nuura si bahalnimo ah loo jidh-dilayay,...
Hababka Fudud Ee Ay Kastamyadu Kula Dagaalamaan Koontarabaanka
Koontarabaanku waa alaab kaste oo si sharci daro ah wadan u soo gasha, alaabtaasi ama ha ahaato mid gabi ahaanba dalkaas ka mamnuuc ah...
“Waxaanu ka shakisannahay in Qof Hargeysa ku dhintay uu u Covid-19 u geeriyooday” – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa sheegtay inuu jiro hal qof oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday, kaas oo ay uga shakisan yihiin...
Jaamacadda AbaarsoTech oo Website Xogta Covid-19 laga heli karo ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda AbaarTech ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo bandhigtay Mareeg cusub oo loogu talo-galay in lagu soo bandhigo...
Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi oo Markii u horeysay muddo Toddobaadyo ah Goob Fagaare ah lagu Arkay
Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta Dowladda ee dalka Woqooyiga Kuuriya, ayaa war ayaa shaacisay in hoggaamiyahoodu ka Qayb-galay munaasibad uu xadhigga kaga jaray dhismaha Wershad loogu...
Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u Qaabilsanaa Soomaaliya oo maanta ku Geeriyooday dalka Tanzania
Dar es Salam (SLpost)- Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha sharciga ee dalka Tanzania, Augustine Mahiga, ayaa gelinkii hore ee maanta ku geeriyooday caasimadda waddankaasi ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

